Allool.com
Xog: Maxaa ka jiraa in ay dhowaan kulmayaan Madaxweynayasha Farmaajo iyo Biixi
June 12, 2020 9:53 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Ilo-wareedyo diblomaasiyaddeed ayaa sheegaya in toddobaadka soo socda lagu wado in ay dalka Jabuuti ku kulmi doonnaan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo ka Soomaaliya Maxamed Farmaajo.

Waxaa hore isugu deyey in uu kulansiiyo labada madaxweyne Reysal Wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy Ahmed oo kulankana ka qayb ah raysal sida ay wararku sheegayaan.

Waxaa uu noqon doonaan kulan heer sare ah oo labada dhinacba ay ka qayb-gali doonnaan weftiyo culus, balse weli may shaacin dabada dhinac ee Somalia iyo Somaliland.

COMMENTS
Latest News