Allool.com
(Sawiro) Hanbalyo Bahda Allool Media u Dirtay Ardeyda ka Qalin Jebisey Togdheer University
October 15, 2020 12:42 AM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Bahda Allool Media Tv waxay hanbalyo u direysa ardeyda jaamacada Togdheer University Dufcadii 7aad.

Waxaanu Si gaar ah u hanbalyeynayna Aqoonyahanada hoos ku xusan.

  1. ismaaciil maxamed faarax
    2.Qasim cabdi cabdilahi
    3.cabdiqani maxamed Axmed
    4.maxamed cabdi ciise
    5.cawil cali Axmed
    6.Axmed cabdirisaaq Axmed
    7.shamsu ismaaciil Axmed
    8.cabdiraxman cismaan Adan
    9.mustafe xasan daahir
    10.cabdirisaaq jaamac maxamed,
    Iyo guud ahaan ardayda ka qalin jebisay jaamacada Togdheer University.

Waxaanu leenahay Alle haydinku anfaco Cilmigaad baratayn.
AMIIN AMIIN AMIIN.


COMMENTS
Latest News