Allool.com
QARANIMO JABTAY SURMA SEEGTADA MADAXWAYNAHA AYAA QORTA INA GOYNAYSA
August 13, 2019 8:35 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

QARANIMO JABTAY
SURMA SEEGTADA MADAXWAYNAHA
AYAA QORTA INA GOYNAYSA

Xajikii sanadkii hore ee ay ka qayb galeen qolada KULMIYE iyo odayaal ay isku lugdareen ayaa waxa ay la qadeeyeen markay xajkii guteen midkamida madaxya waynata sa,udiga .oo ajardoon ahaa umada sooxajta qaar kamida qadaysinayay

kolkii lasoo guryonoqon rabay ayuu taar soodiray madaxwayne Ku xigeenku kolkaasuu yidhi sawalir sheekii qadaysiiyay halasudho suuqyada hargaysa. Wixii carab aa ugarataan casha wanaagsan haloosameeyo si aan uga falcelino qadada Maka naloogu sameeyay

Midkamida xujaajtii ay isku lugdareena oo wasiir hora ahaana intuu hadlay ayuu yidhi XAJ IYO XAAJO AYAANU SOOGUDANAY

Sheekaba sheekay matashaaye imika madaxwaynaheeni kolkuu Maka tagay ayuu Facebook live soo qabsaday isagoo qolyaroo makhayad yamani haysato u eeg fadhiya markaasu yidhi. . Amiirka sauudiga ayaa imartiqaaday isaqaanan halkan ku imi diyarad iyuu ii soodiray halkan .

Sidii loo eegayay amiirkii casuumay inuu la kulmo oo uu salamo
Ayaa madaxdii soomaliya kulamo laqatay oo kasoo dhex dhoola cadeeyay

Waxanse kabaqayaa in hargaysa dariiqyada dhexdooda boodhadh ay ku dhajiyaan sawirada kulankaa.

Lasudho sidii cadada u ahayd kulmiy ayo madaxwayne muuse

Hadaba qaranimo jabtay surmaseegtada qareenkeena ayaa qoorta ina jaraysa

M suudi

Warbaahinta Allool karnaba masuul kama aha qalinka iyo odhahda qoraaga lagu daabaco dhanka maqaalada balse waxa keliya ee ay ka shaqaysaa xidhiidhinta bulshada

COMMENTS
Latest News