Allool.com
Ogaysiis ku socda Akhristayaadha Allool
September 6, 2019 12:38 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Akhristayasha iyo qof kasta oo ku xidhan warbaahinta allool waxaanu ogaysiinayna in cilad farsamo aanu ka xaliyeyno website kayaga, sidaas darted in maanta oo jimca ah tarikhduna tahay 5,9,2019 aan wax warar ah lasoo dhigi doonin, sabtida insha Allah weyny kusoo noqonayna sidii aad nooga barateyn,

Mahadsanid dhamaantiin

COMMENTS
Latest News