Allool.com
Dowlada Ruushka Oo Muwaadiniinteeda Kala Baxaysa Dalka Qatar Iyo Sobobta
April 1, 2020 4:28 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews BO

awlada Qadar ayaa Ruushka u sheegtay in ay u ogoshahay in ay dalka Qadar kala baaxdo muwaadiniinteeda ku xaniban dalkaasi Qadar.

Waxaa maanta magaalada Dooxa ee dalka Qadar gaaray wafdi ka socda dalka Ruushka, si ay uga wardoonaan isla mar ahaantaasina ula soo wareegaan muwaadiniintooda ku xaniban dalkaasi.

Muwaadiniintan u dhashay dalka Ruushka ayaa waxa ay tiradoodu gaaraysaa 380 ruux, waxaana ay isla maanta u duuli doonaan magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka, iyagoo ka duulaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Dooxa ee dalka Qadar.

COMMENTS
Latest News