Allool.com
Deg: Deg: Xukumada Somaliland oo Sheegtay in Ay Ka Baxday Wadahadaladi Ay Kula Jirtay Somaliland
June 17, 2020 9:58 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland, Siciid Sulub ayaa sheegay inay ka baxeen wadahadalkii uga socday Jabuuti Guddiyada DFS iyo Soomaaliland.

Shirkan ayaa dhawr jeer warbaahinta laga baahiyey in uu galay marxalado adag balse dawlada jabuuti u kuur gashay in lasii wado.

Allool News Jabuuti

COMMENTS
Latest News