Allool.com
Deg: Deg: Xiisada Ethiopia oo sii xumaanaysa iyo Siyaasiyin XabsigabLa Dhigay
June 30, 2020 3:16 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

-Warar dhanka Addis naga soo gaadhey ayaa sheegaya in Jawar Mohamed waxyar kahor xabsiga loo taxaabay.

-Ciidanka Liyuuga Oromada ayaa qeybo kamid ah la safteen shacabka Oromada ee mudaharaaday ayakoo labo askari oo federal ah ku dilay magaalada Nekemta.

Haddii xabsiga lagu sii hayo Jawar Mohamed amaba la dilo, waxaa halis ah in dagaal sokeeye toos u bilowdo, haddaba ciidamadii liyuuga orornadu way kala qeybsameen kuwa federal-kuna Waa halis inay kala qraybsamaan.

Allool News Addia Ababa

COMMENTS
Latest News