Allool.com
Deg: Deg: Shirkii Jabuuti oo lagu kala kacay iyo sababta
June 14, 2020 7:06 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, oo Khadka Telephone iigu warramay ayaa sheegay in lagu kala kacay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Saleebaan, ayaa ii sheegay in Soomaaliya ay ku xidheen hal shardi oo ah in ay horta fuliyaan qodobadii hore loogu heshiiyay ee wadahadalada hore ee Soomaaliya iyo Somaliland.

X/H Galaydh

COMMENTS
Latest News