Allool.com
Deg: Deg: Reysal Wasaaraha Dalka Uk oo covid19 looga Shakiyey Mar Kale
November 16, 2020 2:31 AM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Deg: Deg: Reysal Wasaaraha Dalka Uk Borris Johnson ayaa la geliyey go.doon keligi guri joog ah, kadib markii uu la kulmay nin laga heley xanuunka Coronavirus.

Mr Johnson ayaa hore xanuunkani koomo u geliyey isago xaakad khatar ah lasoo deeistay intii uu xanuunkan Qabay.

Ma jirto astaamo xanuun oo laga heley balse waa taxadir, waxaa jirta in wejiga labaad ee covid19 in uu qaarada yurub iyo america weli fara ba.an ku hayo.

Wixii kasoo kordha kala soco Allool Media Tv

COMMENTS
Latest News