Allool.com
Deg: Deg: Qoraa Maxamed Baashe oo Ku Geeryooday Dalka Uk
June 18, 2020 12:47 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan, ayaa ku geeriyooday mid ka mid ah cisbitalada magalada London ee waddanka Ingiriiska.

Maxamed Baashe, oo ka mid ahaa Qorayaasha Soomaalida ugu caansan, ayaa mudooyinkii danbe jiifay cisbitaal kadib xanuun kala soo dersay dhanka naqaska, xanuunka haleeley qoraaga ayaa loo aqoonsaday in uu ahaa cudurka coronavirus.

London Allool News

COMMENTS
Latest News