Allool.com
Deg: Deg: Qarax Ka Dhacay Dalka Sucuudiga iyo Khasaarada Ka Dhashay.
November 11, 2020 3:26 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Warar kasoo baxaya dalka sucuudiga ayaa sheegaya Qarax ka Dhacay Magaalada Jidda ee SaudiArabia.

Qaraxan ayaa ila hadda la xaqiijiyey in ay 4 qof ku dhaawacmeyn, Lama oga ila hada cida ka danbeesay qaraxan iyo sida ay wax u dhacayn.

COMMENTS
Latest News