Allool.com
Deg: Deg: Madaxweyne Trump oo Baaq Kasoo Saarey Doorashadi Mareykanka.
November 4, 2020 2:13 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Madaxweyne Trump ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo tirada cod bixiyaasha doorasha Mareykanka ka dhacday maalintii shalay oo taarikhdu ahayd November 2020.

Trump ayaa sheegay in musuqmaasuqi u weyna ka dhacay doorahsadan sida sarteed na ay tahay in la joojiyo tirada codka oo aanu wax kalsooni ah ku qabin. Hore in sidani dhici karto iyo talabooyinka uu qaadayo Madaxweyne Trump haddi laga guuleysto warbixin faalo oo Warbaahinta Allool ka diyaarisay jalkan ka daawo.

Dhanka kale Musharax Joe Biden ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihiin Qaareno Maxkamada la gelin doona Madaxweyne Trump haddii uu aqbali waayo natiijada soo baxda.

Allool media.

COMMENTS
Latest News