Allool.com
Deg Deg: Madaxweyne Farmaajo Oo Markii uhoreysay Somaliland Cafis Ka Dalbaday”
February 13, 2020 3:15 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews BO

Madaxweyne Farmaajo” wixii Wuqooyi ka dhacay ma ahayn Koofur oo wuqooyi ku duushay,wax qabiil ku saleysanna ma ahayn,waxay ahayd Sistam dowli ah oo markaas jiray,anigoo madaxweynihii Qaranka ah inaan cudurdaarkaas sameeyo oo aan gaarsiino walaalaheen adinkuna aad ila qaadataan ayaa loo baahan yahay”

 

COMMENTS
Latest News