Allool.com
DEG DEG;- Goodax Barre oo Amar ku soo rogey Maamulo ay ku jirto Puntland.
August 4, 2020 1:57 PM - Written by Warbaahinta Allool News GKC

Wasiirka KMG ah ee Wasaarada Waxbarashada Somalia Abdullahi Goodax Barre ayaa maanta soo saaray xeerka ansixinta iyo dhaqan galinta Buugaagta Banhajka Waxabarashad Somalia.

Wasiir Goodax ayaa sheegay in ay Qasab tahay in la dhaqan galiyo in dhamaan dugsiyada Dalka sanadkaan lagu dhigo Manhajka Dowlada Somalia.

Arrintaan ayaa saameynaysa Puntland oo iyadu manhaj gaar ah ka dhigta Dugsiyadeeda isla markaasna aan aqbali doonin Amarka Goodax Barre.

COMMENTS
Latest News