Allool.com
Deg: Deg: Dawlada Kenya oo Isku Shaandheyn Samayn Balaashan Ku Samaysay Golahiida Wasiirada
January 14, 2020 1:58 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Munica Juma oo aheyd Wasiirka arrimaha Dibadda ee Dalka Kenya ayaa loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga, kaddib isku shaandheyn uu sameeyay Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Sidoo kale Raychelle, Wasiirkii Gaashaandhigga ayaa loo beddelay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalkaasi.

Munica Juma oo muddo ahayd Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, ayaa lagu xusuusta in dagaal adag oo dhanka Warbaahinta ah la gashay Dowladda Somaliya, ayado in badan sheegtay in arrinta badda wada-hadal kula heshiisay Madaxada Soomaliya.

X/ Cali Adan Muumin

COMMENTS
Latest News