Allool.com
Deg: Deg: Ciidamada Tigreyga ayaa sheegay in ay Diyaarad Soo Rideyn.
November 8, 2020 8:26 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Afayeenka TPLF Getachew Reda ayaa xaqiijiyay in Ciidamada Tigraygu diyaarad dagaal soo rideen, Afhayeynku muu sheegen goobta ay kusoo rideen Duyaarada, wax kale oo faahfaahin ah a kamuu bixin dhacdadan.

Afhayen Reda ayaa sheegay in tplf ay ku jiran difaac ciidamada abiyna ay weerar joogta ah ku hayaan.

COMMENTS
Latest News