Allool.com
Deg: Deg: Ciidamada Booliska oo Xarunta TV Universal ee Hargeysa La Wareegay
June 27, 2020 1:59 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la wareegay xarunta TV-ga Universal Hargeysa ku leeyahay.

Cabdirashiid Cabdiwahaab, oo ka tirsan Universal ayaa ii sheegay in wasaaradda Warfaafinta Somaliland bixisay amarka lagu xidhayo TV-ga.

Inkasta oo aan weli Xukuumaddu shaacin sababta ay u xidhay Universal haddana warar qaar ayaa sheega in xadhigu la xidhiidho arrimo ku saabsan Baahinta munaasabaddii 26 June ee Muqdisho iyo Hargeysa.

X/ Hassan Galaydh

COMMENTS
Latest News