Allool.com
Deg: Deg: Abwaan Shucayb Yare oo Ciidamada Boolisla somaliland Xabsiga u Taxaaben
June 29, 2020 12:08 AM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Warar warbaahinta Allool kasoo gaadhaya caasimada Hargeysa ayaa sheegaya in Ciidamadda Booliska Somaliland ay saacado ka hor gurigiisa kala baxay Abwaan Shucayb Yare oo dhowaan Maanso ku dhaliilay Madaxweyne Biixi.

Xukuumada Madaxweyne Biixi ayaa hore dhawr jeer abwaano ku xidhay suugano ay aragtidooda ku cabireyn, sidoo kale waxaa wararku sheegayan in Xukumadu si gaar ah u dhibsatay suugaanta da’yarkan oo ahayd mid si dhakhso ah ugu fidey Bulshada dhegahooda.

Weli ma jiraan warar intaas dhaafsiisan wixii soo kordha kala soco Allool News

Allool.com Hargeysa

COMMENTS
Latest News