Allool.com
Dagaal Hada ka Socda Muqdisho iyo khasaaraha Oo Faraha Ka Baxay”
May 26, 2020 10:27 AM - Written by Warbaahinta AlloolNews BO

Dagaalkaan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka socdaa deegaan ku yaalla duleedka degmada Deeyniile ee Magaalada Muqdisho,waxaana la sheegay in uu u dhaxeeyo Cidiamo kala taabcsan Guddoomiyaha degmada Deeyniile iyo Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaleey.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in dagaalka uu ka bilaawday Bar-koontorool oo Ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka Garasbaaleey ku leeyihiin duleedka deegaanka Ceelasha Biyaha oo ay tageen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka degmada Deeyniile.

COMMENTS
Latest News