Highlights
-
Deg: Deg: Xogtii u Danbeysay Qaraxyadii Muqdisho, Bossaso iyo Muranka Musharaxiinta iyo Madaxweynaha
https://youtu.be/el64jLO4hvw
...
Friday, March 5, 2021
-
Daawo: Falaqeyn Dhacdooyin ka Caalamka iyo Hadalhaynta Social Media Todobaadkan.
https://youtu.be/kzEUbllDIEA
...
Thursday, March 4, 2021
-
Daawo: Xogtii u Danbeysay ee Siyaasada Cakiran ee Doorashooyinka Somalia iyo Falanqeyntii Maxamed Farax Ashkir
https://youtu.be/aSabsSyCa7Y
...
Tuesday, March 2, 2021
-
Deg: Deg: Goorta ay Dhacayso kiiska Badda Soomalia ee kenya ku Haysato oo IC ku Dhawaaqday
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay #Somalia iyo #Kenya inay dhacayso 15 March,
Fadhiga Dacwadda oo ka qabsoomaya Hoolka The Peace Palace ee Hague saacadu markay tahay 3:00 Galabn...
Monday, March 1, 2021
-
Deg: Deg: Madaxweyne Nickolas Sarkozy oo Xabsi u Galay Musuqmaasuq
Madaxweynihii hore ee Dalka Fransiska Nikolas Sarkozy ayaa Maxkamad ku taala Dalkaa Fransisku ku heshay in Wakhtigii uu Xilka Madaxweynaha hayey in uu ku kacay Musuqmaasuq iyo wax is daba marin.
Maxmakada Sare ee Caasimada Pa...
Monday, March 1, 2021
-
Deg: Deg: Dawlada Somalia oo Canbaareysay Houthiyiinta Yemen iyo Sababta
Dowlada federaalka ayaa cambaareesay Xuutiyiinta Yemen, kadib markii ay gantaallo ku weerareen magaalooyin ka tirsan dalka Sucuudiga.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Soomaaliya oo lagu qoray Afka Carabiga ayaa weerarka...
Monday, March 1, 2021
-
Ganacsade Maxamed Xaaji Aktoobar oo Si Cilmeysan uga Hadlay Arrimaha Doorashooyinka Talooyina Usoo Jeediyey Suldaankiisa.
https://youtu.be/OClF0tgO0Fk
...
Friday, February 26, 2021
-
Xisbiga Wadani oo Xaflad 43 Musharax Shaacin Cajiib ah ku Qabsaday Burco
https://youtu.be/pmsg0O7LJMo
...
Friday, February 26, 2021
-
Deg: Deg: Midowga Musharaxiinta iyo DFS oo Heshiis gaarey
Halkan ka Akhriso qodobada ay ku heshiiyeyn Midowga Misharaxiinta iyo Dawlada Federalka Soomaaya.
...
Thursday, February 25, 2021
-
Deg: Deg: Muxuu Daarana Kulankii Reysal Wasare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta iyo Xogtii U Danbaysay
https://youtu.be/wJ4yrHrHeF4
...
Thursday, February 25, 2021
Next Page »
|
Latest News
|