Allool.com
AKHRISO QALINKI MAXAMED SUUDI: LAMA MAQAL MAAMUL DIGTAATOORA OO KA DANBEEYAY KII HAYSTAY MARKAA (LIIBIYA.SUDAAN.SOOMALIYA.JABUUTI.MASAR.SUURIYA.YAMAN IYO QARKLOO BADAN)
November 20, 2019 9:59 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Cudurka kaagala fardaha hadii laga gubo Dameer dawada Lama gaadhayo
Lama maqal maamul digtaatoora oo ka danbeeyay kii haystay markaa
(Liibiya.sudaan.soomaliya.jabuuti.masar.suuriya.yaman iyo qarkloo badan)
Dariiqodi waa Kan aynu hayno

.dablaydii jidgooyada ugashay saraakiisha ee laysay Lama soo qaban kariwaayine waxbaa Jira aan wali shacabku dareensanayn
Oo ay wataan konayladu
7 sano ayuu dagaal beelood kasocday ceel afwayn oo dhagateedo.dhibaatadeedo iyo xalkeedo ceel afwayn ayuun buu Ku eekaa
Ee maxaa hada xukuumadu ugu baahinaysaa dhibaatada dad aan waxba galabsan

Tani waxay hordhac u tahay maamul xumada muuse iyo Kali talisnimda
Sidaa haday ku siisocoto soomaliland kadanbayn mayso muuse.

Taarikhdu dunida soomartay Lama arag maamuul digtaatoriya oo ka danbeeyay kii haystay
Qalinki maxamed suudi
Allool.com marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Allool.com wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan ee bulshada!!

Qalinki maxamed suudi
Allool.com marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Allool.com wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan ee bulshada!!

COMMENTS
Latest News