Allool.com
Akhriso: Jaaliyada Somaliland ee Dalka Jarmalka oo Doortay Gudomiye iyo ku Xigeyn ( sawiradadii)
September 5, 2020 8:04 PM - Written by Warbaahinta AlloolNews

Warar naga soo gaadhaya Dalka Jarmalka ayaa sheegaya in Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalkaas ay Gudoomiye iyo Gudomiye ku xigeen cusub maanta doortayn

Jaaliyada Somaliland ee gobolka Hessen Gaar ahaan kreiska mkk Magalada schlüchtern ayaa Dr .Cabdirashiid Abdilahi Nafaqo u doortay Gudomiye halka Fahmi Maxamed Jamac ay u doorteyn Gudoomiye ku xigeen.

Qoys ka uu kasoo jeedo Digtoor Gudomiye abdirashiid nafaqo ayaa ah mid siweyn looga yaqaan gudaha Somaliland.

Aabaha dhalay Cabdirashiid Abdilaahi Nafaqo ayaa ah nin mudo kadheer 50 sanadood kusoo shaqeeyey aqoontiisa caafimaad.

waxaanu qeybibaaxa kasoo qaatay dawaynta iyo daryeylkaa mujahidiintii ku wax yeeloday dib u xoreynta Somaliland.

Gudomiyaha la doortay ayaa la dhashay Maxamed Cabdilaahi Nafaqo oo ah gudomiye ku xigeynkaa gobolka togdheer oo isaguna ah siyaasi laga qaderiyo somaliland ahna Siyaasi sameyntiisu tahay mid xawli kusocota.

gudomiyaha cusub ee cabdirashiid ayaa ah aqoonyahan ee jamacadeed isago kusoo takhasuusey qeybaha caafimaadka waxaanu mudo dheer ka tirsana xisbi xaakimka Somaliland ee Kulmiye.

Allool.com GERMANY

COMMENTS
Latest News